Dhalinyarada Jowhar oo loogu baaqay in Iskaashi ay sameeyaan.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa ku nool dhalinyaro farabadan oo isugu jira qaar wax bartay iyo kuwa aan baran waxaana haatan loogu baaqay in iskaashi ay sameeyaan si ay caqabadaha jira ay kaga gudbaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa