Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Jowhar waxay kaalin muhiim ah ka qaadan karaan horumarinta nadaafadda deegaanka iyagoo abaabulaya ololeyaal nadaafadeed, wacyigelin ku saabsan nadaafadda, iyo ka qeyb qaadashada barnaamijyada lagu hagaajinayo bilicda magaalada. waxayna gacan ka geysan kartaa in la yareeyo cudurrada ka dhasha nadaafad-darrada iyo in la abuuro deegaan nadiif ah oo caafimaad qaba.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa