Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay la yimaadaan hal-abuur Ganacsi.

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maxamed Cusman waa mid ka mid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar ee bartay culuumta ganacsiga iyo dhaqaalaha. Wuxuu si gaar ah diiradda u saaray fahamka iyo horumarinta ganacsiyada yaryar kuwaas oo laf-dhabar u ah koboca dhaqaalaha iyo shaqo abuurka dalka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeysa