Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka shaqeyan Nabadda iyo Horumarka deegaanka.

0
145

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Jowhar ayaa sheegay inaay ka qeyb qaadanayaan Nabadda iyo horumarka deegaanka Madaama ay yihiin cududa wadanka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa