Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka shaqeyaan Xoojinta Nabadda.

0
61

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Sanadahihii ugu danbeeyay waxaa soo ifbaxayay ifafaalo wanaagsan oo la dhalinyarada iyo bulshada reer jowhar ay si wadjir ah uga qeyb  qaadanayaan doodaha looga hadlaayo nabaddhiska iyo ka shaqeynta arimaha la xiriira Nabadda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa