Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka Shaqeyaan Isdhexgalka Bulshada deegaanka.

0
188

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar waxa ay leedahay goobo badan oo lagu caweeyo islamarkana nabadda laga dhex abuuri karo waxana bulshada loogu baaqay in la balaariyo isdhexgalka dadweynaha deegaanka.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaysa. Fardowsa Axmed Cabdi