Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Tacadiyada ka dhanka ah dumarka ayaa ah kuwoo soo taxanaa ilaa inta ay bulshada Soomaaliyeed soo jirtay iyo ilaa imika oo la joogo ahna kuwo wali wakhti xadirkan la joogo lagaga sii dhaqmo goobo badan ka mid ah dhulka Soomaalidu degto.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya
Audio Player