Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa sanadihii dambe ku sii biiraya siyaasada dalka iyagoo u arko inaay Tahay fursadaha ay kaga qeyb qaadan karaan hogaaminta dalka Waxaana jirta qaar kale oo ka duwan kuwaas oo tahriib xooga saara iyo qaar kale oo barta xirfado kale ay ku maareeyaan Naftooda.
Ismaaciil Axmed oo ka mid ah dhalinyarada Jowhar ayaa ugu baaqay dhalinyarada inaay halmeel kaliya wax ka arkin oo ay badiyaan dadaalka iyo xirfadaha ay shaqo ku abuuri karaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegaysa