Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed waa cududa dalkeena waxa ayna ubahanyihiin in lagu dhiirigaliyo ka mira dhalinta hiigsigooda iyo dadaalkooda ku aadan dib udhiska dalkooda.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya