Dhalinyarada Jowhar oo ka Hadlay shaqo yarida ka jirta dalka.

0
56

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool magaalada Jowhar ee casimada Dowlad Goboleedka Hirshabele ayaa ka hadlay shaqo yarida xoogan oo soo foodsaartay dhalinyarada somaaliyeed.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa