Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Sanadihii ugu dambeyey waxaa aad u soo kordhaayay dhalinyarada isticmaasha waxyaabaha maanka dooriya Sida xashiishka, taabuuga iyo cirbada leysku daroogeeyo iyado dhalinyarada istcmaasha mararka qaar ay la soo gudboonaato xaalado caafimaad daro .
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya