Dhalinyarada Jowhar Oo Codsaday in Maalgalin Ganacsi Loo Sameeyo.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar ayaa waxa ay codsadeen in maalgalin loogu sameeyo dhanka ganacsiga iyo horumarinta xirfadaha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa