Dhalinyarada Jowhar oo bilaabay ka shaqeynta Xalinta Khilaafaadka bulshada Dhexdeeda.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradu waxay door muhiim ah ka ciyaaraan nabad dhisidda iyo xalinta khilaafaadka, gaar ahaan marka la joogo bulshooyinka ay saameeyaan dagaallada, is-faham la’aanta, ama kala qaybsanaanta bulshada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa