Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Madhaba oo dhaca Koonfurta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa degan bulsho intooda badan ay noloshoodu ku tiirsan tahay ka Kallumaysiga bada.
Qaar kamid ah Dhalinyarada Jasiirada Madhaba ayaa codsaday in laga caawiyo helida qalabka Kallumaysiga.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya