Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa maalin kasta waxaa sii saa’idaya fursadaha hal abuurada ganacsiyo ee la Imanayaan dhalinyarada ku nool Magaalada taasi oo ay ku soo bandhigayaan suuq weynaha Magaalada Kismaayo.
Qaar kamid ah Dhalinyarada ku leeh Ganacsiyada yar yar ee ku soo badanaya Magaalada Kismaayo oo warbaahinta la hadlay ayaa kawarbixyay halka uu hada marayo ganacsigoodu iyo waxa ku dhaliyay.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya