Dhalinyarada Galmudug oo ku baaqay in dhalinyaradu iskugu yimaadaan shir ay kaga wadahadlaan xoojinta wadajirkooda.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo dhawaan Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowlad Goboleedka Galmudug u shaaciyay in Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha ay qabaneyso Shirweyne ay iskugu keneyso Dhalinyarada ku nool Deegaanada Galmudug ayaa waxaa arinkan xoojiyay qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Deegaanada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa