Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ciyaaraha kubbada cagta ayaa waxaa ay door muhiim ka qaataan dib u dhiska dalka iyo is dhax galka bulshada.
Dhoobley ayaa ah Magaalo mudooyinkii u danbeeyay sii kobcaysa walow ayna lahayna Magaaladu garoon wayn oo dhalinyaradu ku ciyaarto kubada cagta.
Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo Radio Sanguuni lahadlay ayaa ka codsaday Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland in ay garoon kubadadeed u dhisto dhalinyarada deegaanka iya goona xusay in hada ay isku madaa daaliyaan goobo barxad ah oo aan dhisnay oo mararka qaar ay bulshadu soo dhaxmaraan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya