Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose oo mudooyinkii danbe ku talaabsaneysay horumaro kala duwan ayaa waxaa xaafad waberi ee degmada dhoobley laga hirgaliyay Garoon Salax ah oo dhalinyaradu ku ciyaari doonaan Kubada Cagta taasi oo ay baahi weyn u qabeen sida ay sheegeen dhalinyarada ciyaarta kubada cagta.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya