Dhalinyarada Dhoobley oo soo dhaweeyay salaxyada ku soo badanaya Degmada.

0
192

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubada Hoose ayaa ah magaalo mudooyinkii u danbeeyay sameneysay kobac dhanka dhismaha iyo sidokale dhanka ganacsiga waxaana hada ku soo badanaya garoonada salaxa ah ee lagu ciyaaro kubada cagta.

Qaar kamida ah dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley oo aan waraysi layeelanay ayaa kawarbixiyay baahida ay u qabeen in degmada laga hirgaliyo garoonadan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah faahinaya