Dhalinyarada Dhoobley oo sheegay iney wadaan dadaalo ay kaga qeyb qaadanayaan horumarinta Arimaha bulshada.

0
110

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Soomaaliya ayaa tan iyo burburkii kadib waxay ku guda jirtaa geediga dib u dhiska dowladnimadeeda
Dhalinyarada oo ah lafdhabarta bulshada ayaa waxay door muuqda ka qaataan dib u dhiska dalka iyo hormarinta arimaha bulshada taasi oo muhiim u ah dalka iyo dadka soomaaliyeed.

Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa sheegay inay wadaan dadaalo ay kaga qeyb qaadanayaan horumarinta Arimaha bulshada.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya