Dhalinyarada Dhoobley oo loogu baaqay u Gurmashada dadka ay Abaartu saameysay.

0
176

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah waxgaradka ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Dhalinyarada Degmada ugu baaqay inay u Gurmadaan dadka ay Abaaratu saameysay ee ku nool Dhoobley.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa