Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa la sheegaa in ay dhalinyaradu ay ka yihiin Boqolkiiba 75 waxaa ayna dhaliyaradu haatan doorar muuqada ka qaadanayaan horumarada dalkeena ka jira sida dib u dhiska dalka iyo ka qeyb qadashada Horumarinta Nabadda.
Qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa Dhalinyarada Degmada ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan horumarinta nabadda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawaramaysa