Dhalinyarada Dhoobley oo loogu baaqay barashada xirfadaha kala duwan ee farsamada gacanta.

0
120

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Farsamada gacanta oo ka kooban noocyo kala duwan waa mid kamid ah xirfadaha ay sida weyn ugu faa’iideen Da’ayar badan oo Soomaaliyeed islamarkana qaar badan ay ka heleen shaqo abuur ay ku dabaran noloshooda

Qaar kamid ah Dhalinyarada waxbartay ee mu nool Magaalada Dhoobley ayaa dhalinyarada shaqo la’aanta ah ugu baaqay inay bartaan xirfado kala duwan oo ay ku shaqeestaan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya