Dhalinyarada Dhoobley oo looga digay tahriibka.

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dalkeena soomaaliya ayaa lagu qiyaasaa inay bulshada boqolkiiba 75 % ay yihiin dhalinyaro, basle dhalinyarada ku nool dalka ayaa ahaa mudooyiinki dambe kuwa isaga tahriibaya dalka.

Dhalinyarada wax baratay ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay sababaha keenaya in dhalinyarada ka tahriibaan dalka islamarkaana ka wacyigaliyay dhalinyarada  khatarta tahriibka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya