Dhalinyarada Dhoobley oo ku baaqay in laga hortago jarista dhirta.

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Faa’iidooyinka dhirtu u leedahay nolosha lama soo koobi karo mana jirto cid aan si toos ah ama si dad ban ugu tiirsaneyn dhirta.

Qaar kamid ah Dhalinyarada wax baratay ee Ku nool Degmada Dhoobley ayaa fah-faahin ka bixiyay sida loo ilaalin karo Deegaanka loogana hortagi karo xaalufinta Dhirta.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan inooga diyaariyay