Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guurka waa qeyb ka mid ah aas aaska nolosha bani’aadamka waana xasilooni iyo daganaan uu ku jiro qaab ilaaheey u jeediyay marka ay rabaan inay lamaanaha is guursadaan.
Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool magaalada dhoobley ayaa kawarbixyay waxa keena in guurku qaaliyoobo.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah faahinaya