Dhalinyarada Dhoobley oo ka hadlay sida loo sameyn karo isdhaxgal bulsho.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ciyaarista kubada cagta oo ah mid  inta badan ay xiiseeyaan dhalinyarada soomaliyeed ayaa qeyb weyn ka qaadata isdhexgalka bulshada.

Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay sida ugu wanaagsan ee loo sameeyn karo isdhaxgal bulsho.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya