Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guurka waa qeyb kamid ah aas-aaska nolosha aadanaha waana xasilooni iyo daganaan uu ku jiro qaab Illaahay ujideeyay marka ay rabaan inay lamaane isguursadaan.
Qaar kamid ah Dhalinyarada Dhoobley ayaa kawarbixiyay waxyaabaha sababay in guurku qaaliyoobo.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya