Dhalinyarada Dhoobley oo ka hadlay dhibaatooyiinka laga dhaxli karo isticmaalka Maandooriyaha

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In badan oo kamid ah Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay isticmaalaan noocyada kala duwan ee Maandooriyaha oo dhibaato badan ku haya Dhalinyarada dhinac dhaqaale iyo sido kale dhinac caafimaadba.

Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay dhibaatooyiinka laga dhaxli karo isticmaalka Maandooriyaha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya