Dhalinyarada Dhoobley oo buux dhaafiyay goobaha jir dhiska

0
238

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Jimicsigu waa mid faa’ido u u leh aadanaha iyadoo lagu baraarugay ka gadaal markii la ogaaday in qofka marka uu sameeyo jimicsi uu ka badbaadayo xanuunada qaar.

Naxwo Axmed Kadiye ayaa ka warramaysa