Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha ururka Dhallinyarada Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Maxamad Xuseen Cilmi oo u waramay Warbaahinta ayaa Maamulka Hirshabelle ka codsaday in lagu taageero sidii ay u heli lahaayeen qalab qashinka uga nadiifiyaan Magaalada.
Qeybo kamid ah Degmada Maxaas ayaa xilligaan waxaa yaallo qashin badan iyadoo ay ka dhala karaan cuduro halis ah.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa