Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Degmada Kismaayo ayaa goobaha danta guud sida wadooyinka ka sameeyay olole nadafadeed oo kor loogu qaaday Bilicda Magaalada iyo Caafimaadka Bulshada sido kale udiyaargaroowga maalmaha Xoriyada madama wax kayar todobaad ka harsantahay dabaaldageeda.
Olalahan oo ay kasoo qayb galeen dhalinyaro kakala socday 6-da Xafadood ee magalada kismaayo ayaa lasamaynayaa sanadkii labaad oo xiriira.
Khada Axmed Salaan.ayaa kawaramaya