Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradu waa udub dhaxaadka ay umad waliba ay ku taagan tahay kuwaasi oo door muuqda ku leh Hormar kaste oo ay bulsho gaadho.
Isku Xirnaanta Da’yarta Soomaaliyeed ayaa qeyb libaaxle ka qaadan karta Abuurista Mustaqbal wanagsan oo ay ku gaadhi karaan Hadafyadooda Fog ee nolosha Qaar kamid ah Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay Muhiimada ay ledahay isku xirnaanta iyago Dhalinyarada kale ugu baaqay in ay xooga saraan ka shaqeynta isku xirka dhalinyarada si looga gudbo caqabadaha soo wajaha Dhalinyarada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa