Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo bilaabay barashada fka sawaaxiliga ayaa kawarbixiyay waxyaabaha ku dhaliyay inay bartaan luuqada sawaaxiliga iyo heerka ay hadda ka marayaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya