Dhalinyarada Degmada Dhobley oo looga digay falalka lidka ku ah dhaqanka suuban.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gaashaanle Sare Maxamed Heybe Muxumed Taliyaha Guud ee Amniga Degmada Dhoobley oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in amar ku aadan gudaha Degmada Dhoobley ay soo saareen kaasi oo lagu xagameynaayo dhalinyarada ee ku kaceysa falalka lidka ku ah dhaqanka suuban.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya