Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Baraha bulshada waxay ka mid yihiin adeegyada dhinaca teknoloojiyada ee dhowaan ku soo biiray caalamka, kuwaas oo yeeshay saameynta ugu bdan.
Baraha bulshada oo ay ku jiraan Facebook, Whatsapp ,Instigram , Twitter yo kuwo kale waxay leeyihiin faa’idooyin dhanka xiriirka bulshada, iska warqabka iyo xog is weydaarsiga taas oo caalamka ka fududeysay culeys badan oo dhinacaas ka heystay.
Waxaa haatan suurtagal ah in bulshooyin dhan ay muddo daqiiqado iskula xiriri karaan meel ay joogaanba ayna si Maqal iyo muuqaal arag ah isula xiriiraan dhib la’aan ayna xaaladda is gaarsiintu noqoto mid qof walba ugu jirta gacantiisa oo aanu meel dheer ka doon doonin.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya