Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhalinyarada Deegaanka dhoobley ayaa ka falceliyay Sharciyada lagu soo kordhiyay ciyaaraha iyo waxyaabaha laga filan karo xili ciyaaredkan cusub ee sanada 2021/2022.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya