Dhalinyarada cilad bixisa taleefanada oo kusoo badanaya Baladweyne

0
180

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro badan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa baratay xirfad ay ku mareeyaan nolol maalmeedka qoyskooda taasoo ah cilad bixinta taleefonnada.

Xirfaddan ay barteen dhalinyaradan ayaa meesha ka saartay shaqo la’aantii heysay ka hor inta aysan baran xirfaddan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa