Dhalinyarada Baydhabo oo kawarbixiyay Dhibaatada Tahriibku ku hayo Dhalinyarada Magaaladaasi

0
136

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tahriibka ayaa ah caqabad weyn islamarkana saameyn ku leh dhalinyarada Soomaaliyeed, Burburkii dalka ka dhacay ayaa dhaliyay in bulshada siyaabo kala duwan u saameeyo oo uu kamid yahay tahriibka dhalinyarada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya