Dhalinyarada baratay caafimaadka oo wax badan ka taray baahida caafimaad ee ka jirtay Dhoobley.

0
78

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley waxaa Mudooyinkii u danbeeyay ku soo badanayay Dhalinyarada baranaysa cilmiga caafimaadka kuwaas oo waxbadalaya buuxinta ama daboolidda baahida loo qabay arimaha cafimaadka.

Qaar kamid ah dhalinyarada baratey cilmiga caafimaadka ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay baahida loo qabay caafimaadka ee ay dabooleen Dhalinyarada Degmada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya