Dhalinyarada baranaya xirfada makaanikada oo ku soo badanaya Dhoobley.

0
100

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxaa mudooyiinkii u danbeeyay ku soo badanayay dhalinyarada baraneysa xirfadaha kala duwan sida xarqaanka, kompuyuutraka, koroontada iyo makaanikada.

Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool dhoobley ee baranaya xirfadda makaanikada ayaa kawarbixiyay waxa ku dhaliyay inay bartaan xirfadan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya