Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 24-ka bishan si rasmi ah dalka looga mamnuuci doono aaladaha TikTok ,Telegram iyo 1 xbet.
Go’aankan ayaa waxaa si weyn uga soo horjeestay dhalinyarada Soomaaliyeed ee isticmaala baraha bulshada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya