Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyarada ka shaqeeya phootooyinka sawirada lagu qaado ee ku yaalla Baladweyne ayaa fursado cusub oo dhanka sawir qaadista ah ka helay dadka doonaya ineey xareeystaan baqtiyaa nasiibka lagu aado Mareeykanka kuwaasi oo u baahan in laga qaado sawiro maadama sanad waba Maraykanka uu furo codsi dadyowga caalamka ay ku xaraysan karaan inay ku noolaadaan oo ka shaqaystaan Maraykanka.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan faah faahinaya