Dhalinyarada Aqoonyahanada ee ku nool Dhoobley oo door wanaagsan ka qaadanaya Horumarinta waxbarashada.

0
157

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waa nidaam barbaarineed oo u habaysan si ay u hagto bulshada, Waxaa ay jihaysaa aayaha waddan iyo dadka ku nool, waana hagaha ummadda oo la’aanteed aanay jiri karin nidaam, horumar iyo kaladambayn toona Qaar kamid ah dhalinyarada aqoonyahanada ah ee ku nool Magaalada Dhoobley kuwaas oo soo bartay culuum kala duwan ayaa ka hadlay qaabka ay dhalinyarada aqoonyahanada ah uga qeyb qaadan karaan horumarinta waxbarashada Degmada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya