Dhalinyarada aqoonyahanada ah ee Gobolka Mudug Galmudug oo kubaaqay in laga hortago xaalufka dhirta ee Gobolka.

0
144

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli deegaano katirsan bariga gobolka gobolka mudug ee dowlad goboleedka galmudug dadka dagan ay wajahayaan dhibaatooyiin ka dhashay isbedalka cimilada oo ay ugu horeyso bacaad farabadan iyo roob yari oo saameyn ku yeeshay noloshooda iyo deegaanka ay dagan yihiin ayaa qaar kamid ah dhalinyarada aqoonyahanada ah ee ku sugan magaalada gaalkacyo iyo deegaanada kale ee dowlad goboleedka galmudug waxaa ay ku baaqeen in laga hortago xaalufka lagu hayo dhirta gobolka mudug si looga baxo dhibaatooyiinka ka dhashay isbadalka cimilada iyo roob yarida.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya