Dhalinyarada aan gadhka lahayn oo dedaal ugu jira sidii ay uga mid noqon lahaayeen Gadh madoobeyaasha

0
275

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Garka ayaa mudooyinkii u dambeeyay dhalinyarada Soomaliyeed si xawli ah u soo saarayeen, ayagoo aan sugin xiligii loogu talo galay qofka ragga ah inuu ka soo baxo.

Garku waa xubin kamid ah xubnaha ragga, saas awgeed waayihii u dambeeyey waxaa soo badanayay tirada dhalinyarada u isticmaalaya daawooyin kala duwan  si ay gar u samaystaan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa Warbixintan dhamaystiraya