Dhakhatirta Dhoobley oo kawarbixiyay Saameynta uu leeyahay dhiig baxa ku dhaca Haweenka dhalmada ka dib

0
82

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhibaatoyin badan ayay Hooyooyinka Soomaaliyeed kala kulamaan marka ay ku jiraan xilliga dhalamada, waxana u sii dheer in ay qaarkood aysan helin daryeel Caafimaad Waxaa jira Haween ah umuliso dhaqmeedyo kuwaas oo ka umuliya Hooyooyinka.

Sida ay dhaqaatiirtu sheegeen waxaa ay Hooyooyinka caqabado kala kulmaan umuliso dhaqameedyada kuwaasi oo ay xaafadahooda ugu tagaan islamarkaana laga yaabo Hooyada inuu ku dhaco xanunka dhiig furanka ama dhiig baxa.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa