Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hurdadu waxay ka mid tahay waxyaabaha aadka muhiimka ugu ah aadamaha sida khubaradu ay sheegeen.Dhaqaatiirta ayaa dadka siiya tallooyin caafimaad oo la xiriira in qofku helo hurdo wanaagsan si uu uga badbaado cudurro badan oo ka dhasha hurdo la’aanta.
Dr khalif diiriye oo kamid ah Dhakhatiirta Deeganka Dhoobley aya sharraxaad ka bixiyay waxa sababa hurda la’aanta iyo dhibatoyinka ka dhalaan kara.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa