Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maxamed Bisle oo kamid ah Dhakhatiirta Deeganka Dhoobley oo Radio Sanguuni la hadlay ayaa kawaramay waxyaabaha sababa jilba xanuunka iyo dhabar xanuunka oo inta badan bulshada Soomaaliyeed ay ka sheegtaan.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan inooga diyaarisay