Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caanaha naaska Hooyada ayaa ah cuntada ugu wanaagsan ee ilmuhu helo Kuwaas oo haddii ilmuhu sifiican u nuugo uu ku noqonaayo mid ka dhisan dhanka maskaxda iyo jirkaba.
Naas nuujinta waxaa ay door weyn ka qaadataa Caafimaadka Hooyada waxayna ka hortagtaa cuduro badan oo ku dhici lahaa Hooyada taasina waxa ay ku xidhan tahay sida joogtada ah ee uguna haboon ee Hooyo kasto u nuujiso Ilmaheeda Caanaha Naaska.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa